User
Write something
Weekly Live is happening in 48 hours
Pinned
Success
Discipline is boring. Hard work is boring. Studying is boring. Doing the same thing everyday is boring. Boredom is the birthplace of success. So... be a boring person for the time being.
Pinned
Furaha Guusha
Joogteynta iyo sabarku waa labada arrimood ee kuu horseedaya guusha aad doonayso.
5
0
Pinned
Kusoo dhawow Aslim Community
Assalaamu Calaykum. Fadlan, haddii aad tahay arday cusub, hubi qaybta chat-ka; farriin ayaan kuugu soo dhaceysa.
1
0
Kusoo dhowow Aslim Community
Aslim Community – waa madal loogu talagalay inaad ku fahanto waxa ay nafsaddu tahay, kaga dhaqeysid dhimaalada ay xambaarsan tahay, sidoo kalena aad dib ugu celineyso Fitradii asalka ahayd ee Eebbe ku abuuray. Halkani ma ahan keliya meel aad casharro ku qaadaneyso, hayeeshee waa madal wixii aad dhageystay, dhuuxday, durba ku dhaqmeyso, dheeftiisana aad arkeyso. Intaa waxaa kuu dheer taageero aan dhammaad laheyd oo xubnaha madasha dhexdooda isa siinayaan. Fadlan isbar xubnaha kale adigoo nala wadaagaya: 1. Magacaaga iyo meesha aad nagaga soo biirtay 2. Maxaa kugu dhiirogeliyay inaad kusoo biirto Aslim Community? 3. Waa maxay hal dhinac oo noloshaada ka mid ah oo aad rajeyneyso inaad ku hagaajiso safarkan. La wadaag oo keliya wixii aad ku qanacsan tahay. Muhiim ma aha inaad sheegto waayo-aragnimo kuu gaar ah ama xog kuu khaas ah. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaad qayb ka tahay xubnaha Aslim Community🙂.
1-4 of 4
Aslim Community
skool.com/aslim-community
Waa madal ka caawinaysa bulshada Soomaliyeed inay ka gudbaan saamaynta xun ee waayahoodi hore, naftooda hagaajiyaan kuna soo noqdaan Fitradooda.
Powered by