Bilan AI Lab
Private
35 members
Free
🚀 BILAN AI LAB | Baro AI. Dhis Xirfad. Abuur.
🤍 Ku soo dhawoow Community Soomaaliyeed oo AI lagu barto Af-Soomaali + English!
🔥 7 Maalmood Gudahood:
✅ Baro ChatGPT & AI Prompts.
✅ Samee AI photos iyo content-kaaga koowaad.
✅ Abuur AI project-kaaga ugu horreeya.
🚀 30 Maalmood Gudahood:
✅ Baro AI Videos & AI Twins.
✅ Bilow Digital Products & Websites.
✅ Dhis xirfado AI oo shaqo iyo business ku anfaca.
🎁 Community-ga Waxaad Ka Helaysaa:
🤖 Casharro tallaabo-tallaabo ah.
🛠️ Practical Projects & Challenges.
👥 Taageero, fikrado iyo bulsho wax wada barata.
✨ Beginners waa lagu soo dhaweynayaa!
⏳ 30 maalmood kadib, AI ma daawan doontaa mise adigaa wax ku abuuri doona?
👇 Ku soo biir BILAN AI LAB maanta! 🤍
powered by
Bilan AI Lab
skool.com/bilan-ai-lab-8251
Baro AI Af-Soomaali, dhis xirfado dhab ah, kuna shaqee mashruucyo kuu gaar ah. Casharro iyo community taageero leh.