🚀 Baro AI. Dhis Xirfado Dhab ah. Samee Mustaqbalkaaga.
Bilan AI Lab waa community Somali + English ah oo beginner-ka ka caawiya inuu AI si kalsooni leh u isticmaalo — xitaa haddii aad eber ka bilaabayso.
BILAASH KU BILOW — START FREE
🤖 ChatGPT tallaabo-tallaabo u baro
📝 Hel beginner prompts aad isla markiiba isticmaasho
👥 Su'aalo weydii oo community-ga la baro
PREMIUM — $16/BISHII
🎓 Baro Claude, Gemini, NotebookLM, AI Images, AI Video iyo AI Websites
🛠️ Dhis real projects, halkii aad tutorials keliya daawan lahayd
📦 Samee digital products iyo AI services aad clients u qaban karto
🧠 Hel premium prompts iyo casharro cusub
Baro sida AI waqtiga kuugu badbaadin karo, shaqada kuu fududeyn karo, una abuuri karo fursado waxbarasho, shaqo ama business.
✨ Khibrad technical ah looma baahna
✨ Step-by-step lessons iyo practical projects
✨ Community taageero leh
FREE ku bilow oo dhammee ChatGPT Mastery. Markaad diyaar noqoto, Premium unlock-garee.
👇 Bilaash ku biir maanta — JOIN FREE.