Baro Claude Code af Soomaali. Marka hore sawir ayaad sameyn doontaa. Kadibna sawirkaas muuqaal ayaad ka dhigi doontaa.
Waxaa loogu talagalay dhallinyarada Soomaaliyeed ee raba xirfad AI oo dhab ah, laakiin aan garanayn meel ay ka bilaabaan. Code looma baahna.
🎓 Casharro Claude Code ah oo af Soomaali ah
🖼️ Sameyn sawirro iyo muuqaal AI ah
📄 Cashar kasta wuxuu leeyahay PDF
📅 Hal saac oo toos ah Arbaco kasta, 19:00 Muqdisho. Ma seegtay? Duubista ayaad ka helaysaa Classroom-ka.
🆕 Cashar cusub toddobaad kasta
💻 Waxa aad u baahan tahay: kombuyuutar iyo Claude Pro
👉 Ku soo biir. Waa bilaash. Kaar looma baahna.
———
Learn Claude Code in Somali. First you make an image. Then you turn that image into a video.
🎓 Lessons in Somali · 🖼️ AI images and video · 📄 Every lesson as a PDF · 📅 Live Q&A every Wednesday, 17:00 London (recording in the Classroom) · 🆕 A new lesson every week
💻 You need a computer and Claude Pro.
👉 Join free. No card.