Attachment Styles
Koorsadan waxay ka kooban tahay illaa iyo saddex qaybood, waxaadna ku baran doontaa noocyada kala duwan ee Attachment styles, sida ay ku sameysmaan, dhaawacyada dareen ku yaalla, waxyaabaha ay aaminsan yihiin, hab-dhaqannada taban iyo ugu danbeyn habka loo bogsiiyo.